HomeWararDuqa Muqdisho oo qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M

Duqa Muqdisho oo qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M u qaabilsan Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira, iyaga oo kawada hadlay dadargalinta sidii xalwaara looga heli lahaa maareynta Barakacayaasha ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen xafiiska Xalka Waara ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda I.O.M u qaabilsan Soomaaliya Mr. Manuel Marques Pereira, iyaga oo kawada hadlay dadargalinta sidii xalwaara looga heli lahaa maareynta Barakacayaasha ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ay goob joog ka ahaayeen xafiiska Xalka Waara ee Gobolka Banaadir (DSU) ayaa inta uu socday waxaa diirada lagu saaray muhiimada ay lee dahay xal u helida Barakacyaasha iyo sidii la isaga kaashan lahaa qorshaha Maamulka Gobolka Banaadir ee ku aadan dib u dajin loo sameeyo Barakacayaasha Muqdisho.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa sheegay in siyaasad cad uu ka lee yahay sidii xalwaara loogu heli lahaa arrimaha la xariira maareynta nolasha dadka Barakacyaasha ah, maadaama Muqdisho ay isku diyaarineyso doorasho qof iyo cod ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts