HomeWararGuddiga doorrashooyinka Qaranka Jowhar kula kulmay Cali Guudlaawe

Guddiga doorrashooyinka Qaranka Jowhar kula kulmay Cali Guudlaawe

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar waxaana garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere kusoo dhaweeyay madaxa xafiiska guddiga doorashada Hirshabeelle Maxamed Xuseen Maxamuud. Xubnaha Guddiga ee shaqada u yimid waxaa hoggaaminayay Mudane Cabdi Caddoow Maxamed. Masuuliyiintan ayaa loo soo gelbiyay xarunta madaxtooyadda halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee doorrashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar waxaana garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere kusoo dhaweeyay madaxa xafiiska guddiga doorashada Hirshabeelle Maxamed Xuseen Maxamuud.

Xubnaha Guddiga ee shaqada u yimid waxaa hoggaaminayay Mudane Cabdi Caddoow Maxamed.

- Advertisement -

Masuuliyiintan ayaa loo soo gelbiyay xarunta madaxtooyadda halkaasi oo ay kulan kula yeesheen Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

“Doorasho qof iyo cod ah waa mudnaanta shacabka Hirshabeelle waana lagama maarmaan inaan ku hoggaamino haddii uu Alle idmo.”

Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soodimaha ayaa muddada ay joogaan waxa kale oo ay kulan la qaadan doonaan qeybaha bulshada waxa kale oo ay booqan doonaan goobaha loo asteeyay inay doorashada ka dhacdo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts