HomeWararCiidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka oo Howgallo ka fuliyay Hiiraan

Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dadka degaanka oo Howgallo ka fuliyay Hiiraan

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo kuwa deegaanka ayaa sii wadanaya howlgallo ballaaran oo ka socda Bariga gobolka Hiiraan, kuwaasoo si toos ah loola dagaallamayo Al-Shabaab (AS). Howlgalka, oo xooggiisa laga fuliyay deegaanka Beera Yabaal, ayaa lagu dilay 16 dagaalyahan oo ka tirsan AS, waxaana ciidamada shalay gacanta ku dhigeen deegaanno muhiim ah sida: Beera […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) iyo kuwa deegaanka ayaa sii wadanaya howlgallo ballaaran oo ka socda Bariga gobolka Hiiraan, kuwaasoo si toos ah loola dagaallamayo Al-Shabaab (AS).

Howlgalka, oo xooggiisa laga fuliyay deegaanka Beera Yabaal, ayaa lagu dilay 16 dagaalyahan oo ka tirsan AS, waxaana ciidamada shalay gacanta ku dhigeen deegaanno muhiim ah sida: Beera Yabaal, Buur Abooto, Eega Galmaay, Jidcilaan, iyo Cadoow Gureey.

- Advertisement -

Howlgalkaan waxaa hoggaaminaya taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Khaalid Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan wakiilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda u qaabilsan arrimaha ciidanka degaanka, Cali Jeeyte Cismaan, iyo Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka XDS, Col.

Cabdullaahi Cumar. Ujeeddada howlgalka ayaa ah in guud ahaan dalka laga xoreeyo Al-Shabaab si loo xaqiijiyo nabadda iyo amniga shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale, saraakiishu waxay sheegeen in howlgalka uu sii socon doono ilaa deegaannada oo dhan laga saaro Al-Shabaab, si loo adkeeyo amniga iyo xasilloonida dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts