HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soodhaweeyay dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Iyo Masuuliyiin kale. Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah kii u horreeyay oo rasmi ah, kadib baaqii Ankara ee uu garwadeenka ka ahaa Madaxweynaha Turkiga. Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dib u bilaabay cilaaqaadkooda diblomaasiyadeed, […]

- Advertisement -
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Iyo Masuuliyiin kale.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ah kii u horreeyay oo rasmi ah, kadib baaqii Ankara ee uu garwadeenka ka ahaa Madaxweynaha Turkiga.
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa dib u bilaabay cilaaqaadkooda diblomaasiyadeed, kadib markii uu xiriirka labada dal xumaaday horaantii sanadkii 2024, xilligaas oo Itoobiya is-afgarad sharci darro ah oo markii dambe ay ka laabatay ay la gashay Maamulka Somaliland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts