HomeWararDanjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo laga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Danjiraha cusub ee dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya u soo magacawday dalka Hindiya , mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07/01/2025, ugudbiyay Nuqul kamida Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo, Agaasimaha Hab maamuuska Qaranka ee dalka India, Mudane Mr. Anshuman Gaur.

Mr. Gaur,  ayaa ugu horeyn magaca dowladda Hindiya ku soo dhaweeyay danjiraha cusub.

- Advertisement -

Danjire Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa,  ayaa isna dhiniciisa ka mahadceliyay soo dhaweynta iyo kulanka gudbinta Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo.

Labada masuul ayaa inta uu kulan koodu socday is dhaafsaday xogaha labada dal ee Soomaaliya iyo Hindiya oo ay ka dhaxeeyaan taariikh diblomaasiyadeed oo qoto dheer iyo xidhiidh kale oo bulsho.

Labada masuul ayaa isla qaatay in laga wada shaqeeyo sii xoojinta iyo sara uqaadida xiriirka labada dal.

Latest stories