HomeWararKooxda M23 oo isku sii ballaarisay Congo qabsatayna magaalo muhiim ah

Kooxda M23 oo isku sii ballaarisay Congo qabsatayna magaalo muhiim ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Fallaagada laga taageero Rwanda ee M23 ayaa qabsatay magaalo ku taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo kadib markii ay isku dhaceen ciidamada iyo maleeshiyaadka xulafada la ah. Kooxda ayaa la wareegeysay dhul macdanta qani ku ah oo ku yaalla bariga Congo tan iyo sanadkii 2021 taasoo keentay inay barakacaan boqollaal kun oo qof. M23 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fallaagada laga taageero Rwanda ee M23 ayaa qabsatay magaalo ku taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo kadib markii ay isku dhaceen ciidamada iyo maleeshiyaadka xulafada la ah.

Kooxda ayaa la wareegeysay dhul macdanta qani ku ah oo ku yaalla bariga Congo tan iyo sanadkii 2021 taasoo keentay inay barakacaan boqollaal kun oo qof.

- Advertisement -

M23 ayaa weerarayay dhowr furin iyagoo xowli ku socda. Ciidamada Congo iyo maleeshiyaadka xulfada la ah ayaa awoodi waayay inay magaalada Katale ka difaacaan in la qabsado sidoo kalena magaalada weyn ee Masisi ayaa u muuqata mid u gacan geli doonta.

Kooxdan ayaa hadba dhul badan qabsanayay oo maamulayay kuwaasoo qani ku ah macdanta. Waxay kadib ka sameeyaan lacag badan iyagoo canshuuraya shirkadaha macdanta.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts