HomeWararCali Guudlaawe oo ka hadlay Askar qaab qabiil loogu laayay Shabeellaha dhexe

Cali Guudlaawe oo ka hadlay Askar qaab qabiil loogu laayay Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxa lahaa ee Shalay lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee ka dhacay aaga deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhacdadaan murugada leh waxa uu kaga tacsiyeeyay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo guud ahaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxa lahaa ee Shalay lagu dilay askar ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee ka dhacay aaga deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhacdadaan murugada leh waxa uu kaga tacsiyeeyay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed  iyo gaar ahaan qoysaskoodii.

- Advertisement -

“Waa fal ka fog Shareecada Islaamka, dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed iyo Xuquuqda Aadanaha. waxaan farayaa laamaha amniga 24-saac gudahood in sharciga la horkeeno cid walba oo ku lug-yeelato dhacdadii aragagaxa laheyd ee ka dhacday deegaan ku dhow degmada Ceelbaraf.”

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa bulshada Hirshabeelle ugu baaqay inay ka fogaadaan dhacdo kasto oo wax u dhimayo amniga iyo wadajirka bulshada.

Latest stories