HomeWararSomaliland iyo Itoobiya oo isugu tegay Wajaale kadib dagaalkii shalay

Somaliland iyo Itoobiya oo isugu tegay Wajaale kadib dagaalkii shalay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ka wada hadlaya dagaallo sababay khasaaro badan, kuwaas oo maalmahan ka socday deegaan lagu magacaabo Dacawaleey.

Wefdi ka socda Somaliland, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Cabdale Sandheere, ayaa saaka ka baxay Hargeysa, iyagoo ku soo wajahan Wajaale halkaas oo ay kulan kula yeelanayaan wefdi ka socda dowladda Federaalka Itoobiya.

- Advertisement -

Wadahadalka ka socda labada dhinac ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay isku fahmi waayeen, taas oo keentay in dowladda Itoobiya ay si toos ah u farageliso arrintan. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saari doonaa dagaalka ka dhacay deegaanka Dacawaley, kaas oo u dhexeeya ciidamada Liyuu Booliska iyo dadka deegaanka.

Maamulada Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa isku khilaafay sababta dagaalkan Dacawaley, taas oo ka dhigaysa in Somaliland ay kala arrinsato dowladda Federaalka Itoobiya.

Dagaalkii shalay ka dhacay ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac badan, iyadoo labada dhinacna ay soo gaareen khasaare ba’an.

- Advertisement -

Sidoo kale, ciidamada Liyuu Booliska ayaa qafaashay odayaal kasoo baxay colaadda shalay, kuwaas oo doonayay inay isku dhexgalaan labada dhinac ee dagaalamaya. Odayaashaas waxaa lagu hayaa magaalada Jigjiga.

Latest stories