HomeWararShirka hiigsiga qarni-jirka Qaranka oo goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirka hiigsiga qarni-jirka Qaranka oo goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada bulshada, ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka oo uu furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta […]

- Advertisement -

Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada bulshada, ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.

Shirka oo uu furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka oo ay goobjoog ka yihiin dhamaan Wasaaradaha ka shaqeeya Horumarka Dhaqaalaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, Bulshada Rayidka, Akaadeemiyadda iyo dhamaan qaybaha bulshada.

- Advertisement -

Shirka waxaa diiradda lagu saarayaa in la isla meel dhigo istiraatiijiyadda wax-soosaarka dalka ee qorshaha hiigsiga qaran-jirka 2060-ka ee dalka, si loo helo Soomaaliya ka horumarsan dhinaca kaabayaasha dhaqaalaha.

Latest stories