HomeWararJubbaland oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay degaanka Kulbiyoow

Jubbaland oo war kasoo saartay dagaal ka dhacay degaanka Kulbiyoow

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay Dagaalka ka dhacay Deegaanka Kulbiyow oo hoos taga Dagmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay dagaal kusoo qaaday degaankaas, ayna Cambaaraysanyo Jubbaland. Guddoomiyaha Badhaadhe ugu magacaaban Axmed Madoobe ayay Jubbaland sheegtay in wadada loo galay, ayna weerareen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay Dagaalka ka dhacay Deegaanka Kulbiyow oo hoos taga Dagmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada hoose.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay dagaal kusoo qaaday degaankaas, ayna Cambaaraysanyo Jubbaland.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Badhaadhe ugu magacaaban Axmed Madoobe ayay Jubbaland sheegtay in wadada loo galay, ayna weerareen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA JUBBALAND

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts