HomeWararMaxay ka wada Hadleen Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron?

Maxay ka wada Hadleen Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga wada hadleen arrimo muhiim ah oo ku saabsan gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka caalamiga ah. Madaxweynaha Faransiiska oo shalay booqasho rasmi ah ku yimid Itoobiya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga wada hadleen arrimo muhiim ah oo ku saabsan gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka caalamiga ah.

Madaxweynaha Faransiiska oo shalay booqasho rasmi ah ku yimid Itoobiya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimadda dalkaasi, waxaana uu wada hadal la yeeshay Abiy Ahmed.

- Advertisement -

Labada dhinac ayaa diiradda saaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee Itoobiya, oo hadda dhex maquuranaysa marxalado adag oo dhinaca siyaasadda gudaha iyo dibadda ah.

Waxa kale oo ay ka wada xaajoodeen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal iyo doorka Faransiiska ee gobolka Geeska Afrika.

Faransiiska, oo saameyn weyn ku leh dalal badan oo Afrika ku yaal, ayaa muujinaya danaha cusub ee uu ka leeyahay wadamada Geeska Afrika.

- Advertisement -

Dowladdiisu waxay doonaysaa inay xoojiso xiriirka siyaasadeed, ganacsi, iyo midka amni ee ay la leedahay dalalka gobolka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts