HomeWararMaamulka cusub ee Suuriya oo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda

Maamulka cusub ee Suuriya oo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad. Taliska guud ee talada haya ayaa Ascad Xasan al-Shibani u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda, sida ay SANA […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaaladda wararka Suuriya ee SANA ayaa maanta oo Sabti ah warisay in maamulka cusub ee dalkaaso uu magacaabay wasiirka arrimaha dibadda iyagoo doonaya in ay dhisaan xiriir caalami ah laba toddobaad kaddib markii xukunka laga tuuray Bashaar Al-asad.

Taliska guud ee talada haya ayaa Ascad Xasan al-Shibani u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda, sida ay SANA warisay. Ilo ka tirsan maamulka cusub ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in tallaabadani “ay ka timid rabitaanka shacabka Suuriya ee ah in ay abuuraan xiriir caalami ah oo keena nabad iyo xasillooni”.

- Advertisement -

Shibani, oo ah 37 jir, ka qalin jabiyay Jaamacadda Dimishiq, ayaa horay u soo hoggaamiyay waaxda siyaasadda ee dowladda ay fallaagadu ka dhistay gobolka Idlib ee waqooyi-galbeed ee Suuriya, sida uu sheegay taliska guud.

Hoggaamiyaha cusub ee Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa tan iyo markii uu awoodda la wareegay si firfircoon ula macaamilay wufuudda shisheeye, oo ay ku jiraan martigelinta ergayga Qaramada Midoobay ee Suuriya iyo diblomaasiyiin sare oo Maraykan ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts