HomeWararHay’adaha SoDMA iyo NIRA oo kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah

Hay’adaha SoDMA iyo NIRA oo kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo nidaamka maareynta musiibooyinka iyo gargaarka banii’aadannimo. Ujeedka guud ee heshiiska ayaa ah sidii labada hay’adood isaga kaashan lahaayeen baahinta diiwaangelinta dadweynaha ee nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo nidaamka maareynta musiibooyinka iyo gargaarka banii’aadannimo.

Ujeedka guud ee heshiiska ayaa ah sidii labada hay’adood isaga kaashan lahaayeen baahinta diiwaangelinta dadweynaha ee nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo in qof walba ee la gaarsiinayo gargaar bini’aadannimo uu helo aqoonsi sugan oo la isku haleyn karo.

- Advertisement -

Heshiisku waxa uu u ogolaanayaa in dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan ee ay Hay’adda SODMA u adeegto ay si bilaash ah ku helaan diiwaangelinta iyo aqoonsiga ay bixiso Hay’adda NIRA

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts