HomeWararCiidanka ammaanka Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay gaari dawooyin u siday...

Ciidanka ammaanka Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay gaari dawooyin u siday AS

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Ciidanka ammaanka gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ka sameeyeen gobolka, kaas oo lagu soo qabtay gaari nooca loo yaqaan Laylada. Gaarigan ayaa la sheegay in uu siday dawooyin iyo agab kale oo loogu talagalay in loogu gudbiyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidanka ammaanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ay gaari iyo darawalba gacanta ku hayaan. Waxaa sidoo kale la sheegay in baaritaanno ay socdaan, si loo ogaado meeshii gaariga loo waday, cidda soo rartay iyo ujeeddada rarkaasi.

- Advertisement -

Dawooyinka la qabtay, sida ay saraakiishu sheegeen, waxaa ka mid ahaa kiniino maanka dooriya, kuwaas oo la rumeysan yahay in ay kaalin ka qaadan karaan hawlgallada kooxda Al-Shabaab.

Baaritaanka waxaa sidoo kale lagu ogaan doonaa xiriirka uu darawalku la leeyahay kooxaha lala xariiriyay iyo hubka uu siday.

Saraakiishu waxay sheegeen inay soo bandhigi doonaan xogta rasmiga ah ee ku saabsan howlgalka iyo natiijooyinka baaritaanka marka uu dhammaado. W

- Advertisement -

 

Latest stories