HomeWararAxmed Madoobe oo Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobalka Gedo

Axmed Madoobe oo Guddoomiye Cusub u magacaabay Gobalka Gedo

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Gedo. Warqad kasoo baxday Madaxtooyada Jubbland uuna ku saxiixan yahay Axmed Madoobe ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) loogu magacaabay Guddoomiyeha Cusub ee Gedo.

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Gedo.

Warqad kasoo baxday Madaxtooyada Jubbland uuna ku saxiixan yahay Axmed Madoobe ayaa Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi) loogu magacaabay Guddoomiyeha Cusub ee Gedo.

Latest stories