HomeWararKumanaan Qof oo laga cabsi qabo inay ku dhintaan duufaanno ku dhuftay...

Kumanaan Qof oo laga cabsi qabo inay ku dhintaan duufaanno ku dhuftay Mayotta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

ku dhowaad kumanaan qof, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda Mayotte oo Faransiiska maamulo. Sarkaal sare oo maxalli ah ayaa ka digay, inay sii kordhi karto tirada dhimashada, iyadoo ay sii xoogeysanayaan dedaallada samatabixinta dadka maalmaha soo socda. Boqolaal ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

ku dhowaad kumanaan qof, ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen ka dib markii duufaanta Chido ay ku dhufatay xeebaha badweynta Hindiya, gaar ahaanna jasiiradda Mayotte oo Faransiiska maamulo.

Sarkaal sare oo maxalli ah ayaa ka digay, inay sii kordhi karto tirada dhimashada, iyadoo ay sii xoogeysanayaan dedaallada samatabixinta dadka maalmaha soo socda.

- Advertisement -

Boqolaal ka mid ah shaqaalaha samatabbixinta, oo ay ku jiraan ciidamo ka yimid dalka Faransiiska, ayaa gudaha u galaya burburka, iyagoo baadi goobaya dadka badbaaday.

Howlaha gargaarka degdegga ah, waxaa saameeyay burbur ballaaran oo ku yimid kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Khadadka korontada ayaa go’ay, wadooyinkuna waa kuwo aan la mari Karin iyadoo ay burbureen dhismeyaal badan.

Wasiirlka arrimaha gudaha Faraansiiska, ayaa lagu wadaa inuu Isniinta maanta ah u safro jasiiradda Mayotte, si uu u soo qiimeeyo khasaaraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts