HomeWararDanjire oo daahfuray Carwada soo bandhigidda, dhaqanka iyo ganacsiga

Danjire oo daahfuray Carwada soo bandhigidda, dhaqanka iyo ganacsiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa daahfuray Carwada soo bandhigidda, dabaaldegga dhaqanka iyo ganacsiga Soomaalida, kaas oo lagu qabtay magaalo xeebeedka, Mombasa. Danjiraha Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan maamulka gobolka Mombasa ee dalka Kenya, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qayb galay casho sharaftii lagu daahfurayay Firi Festival laguna qabtay hotelka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa daahfuray Carwada soo bandhigidda, dabaaldegga dhaqanka iyo ganacsiga Soomaalida, kaas oo lagu qabtay magaalo xeebeedka, Mombasa.

Danjiraha Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiiro ka tirsan maamulka gobolka Mombasa ee dalka Kenya, hoggaamiyeyaasha ganacsiga iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qayb galay casho sharaftii lagu daahfurayay Firi Festival laguna qabtay hotelka Blue Sky.

- Advertisement -

Qabashada Carwada iyo bandhigga ganacsiga Soomaalida ee Firi-Festival waxay ka marag kacaysaa quruxda iyo qaninimada dhaqanka dadka Soomaalida, waxa ay sidoo kale muujinaysaa kaalinta wax ku oolka ah oo ay dadka Soomalida ka qaateen dhismaha iyo horumarka wadamada ku yaala Bariga Afrika.

Bandhiga oo maanta galay maalintiisii labaad ayaa waxaa u soo daawasho iyo ka dukaameysi u tagay goobta bandhiga kumanaan kamida dadka ku dhaqan magalaada Mombasa.

Bandhigaan ayaa ka socda goobta lagu magacaabo, Mama Ngina Waterfront Park ee Magaalada Mombasa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts