HomeWararRW Xamse oo Shir ka dhan ah maalgalinta AS ka furay Magaalada...

RW Xamse oo Shir ka dhan ah maalgalinta AS ka furay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka Maalgalinta waxa loogu yeero Argagixisada. RW Xamse iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda ayaa ka qayb galay furitaanka shirkaan. Ujeedka Shirka ayaa ah in dowladda, ganacsatada iyo bulshadu […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo la dagaallanka Maalgalinta waxa loogu yeero Argagixisada.

RW Xamse iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Xukuumadda ayaa ka qayb galay furitaanka shirkaan.

- Advertisement -

Ujeedka Shirka ayaa ah in dowladda, ganacsatada iyo bulshadu ay iska kaashadaan la dagaallanka maalgalinta waxa loogu yeero Argagixisada.

iyada oo la bartilmaameedsanayo dadka la shaqeysta AS iyo kuwa Maalgeliya, waxaana ciddii lagu helo danbiga noocaas ah la horgeyn doonaa Caddaaladda.

Latest stories