HomeWararMaydka Senator Gaagaab oo Muqdisho laga soo dejiyay iyo Masuuliyiin ka qayb...

Maydka Senator Gaagaab oo Muqdisho laga soo dejiyay iyo Masuuliyiin ka qayb galay Janaasada

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Salaadda Janaasada kula tukaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab. Guddoomiyaha Marxuumka Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u rajeeyey qoyskiisa iyo dhammaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Salaadda Janaasada kula tukaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab.

Guddoomiyaha Marxuumka Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u rajeeyey qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey.

- Advertisement -

Janaasada Marxuum Marxuum Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab, waxaa ka qayb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaannada Labada Gole, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka, Safiirka Dowladda Turkiga iyo masuuliyiinbkale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts