HomeWararGuddoomiye Madaale oo Xarigga ka jaray xariga ka jaray waddo cusub oo...

Guddoomiye Madaale oo Xarigga ka jaray xariga ka jaray waddo cusub oo laami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray waddo cusub oo laami ah taasi oo isku xireysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan. Waddadaan oo ay dhismahiisa iska kaashadeen qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Hodan, isla markaana qeyb ka ah Barnaamijka dalkaaga ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray waddo cusub oo laami ah taasi oo isku xireysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Isgoyska Tarabuunka ee Degmada Hodan.

Waddadaan oo ay dhismahiisa iska kaashadeen qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Hodan, isla markaana qeyb ka ah Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal doolar ee lagu horumarinaayo kaabayaasha kala gedisan ee caasimadda ayaa loogu magacdaray Halgamaa Cabdullaahi Ciise.

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ayaa boogaadiyay isku tashiga bulshada, asigoona balan-qaaday in waddadaan loo dhameystiri doonno adeegyada kale ee muhiimka u ah sida in lagu xero nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, waxa uuna bulshada ugu baaqay in lagu dadaalo bilicdeeda.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale, Guddoomiyaha Degmada Hodan Mudane Cali Fahle, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada Hodan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts