HomeWararkhasaare ka dhashay duqeymo Ciidamada Israa’iil ku garaaceen Talaadadi shalay magaalada caasimadda...

khasaare ka dhashay duqeymo Ciidamada Israa’iil ku garaaceen Talaadadi shalay magaalada caasimadda ah ee Beyruut

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Israa’iil ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku garaacay Talaadadi shalay magaalada caasimadda ah ee Beyruut ee ku taal koonfurta dalkaasi Salaasadii, halka ugu yaraan 20 qof ay ku dishay duqeymo kale oo ay ku bartilmaameedsatay bartamaha Lubnan shalay. Duqeymihi shalay ee Beyrut ayaa lagu sheegay kuwi ugu cuslaa oo ay Isra’il maalin cad ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Israa’iil ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku garaacay Talaadadi shalay magaalada caasimadda ah ee Beyruut ee ku taal koonfurta dalkaasi Salaasadii, halka ugu yaraan 20 qof ay ku dishay duqeymo kale oo ay ku bartilmaameedsatay bartamaha Lubnan shalay.

Duqeymihi shalay ee Beyrut ayaa lagu sheegay kuwi ugu cuslaa oo ay Isra’il maalin cad ku beegsato meelaha ay Xisbullah ka taliso ee dalka Lubanan.

- Advertisement -

Isra’il waxay sheegtay in ay garaacday bartilmaameedyo ay Xisbullah ku leeyihiin deegaanka Daaxiya ee magaalada Beyrut. War ay goor danbe oo shalay ah soo saartay ayay ku sheegtay in ay burburisay inta badan baqaarrada hubka ee Xisbullah.

Dhanka kale, Xisbullah ayaa iyaduna Talaadadi shalay madaafiic ku garaacday waqooyiga Isra’il. Laba qof ayaa ku dhintay kaddib marki uu madfac ku dhacay xaafado la deganyahay oo ka tirsan magaalada Nahaariya ee waqooyiga Isra’il.

Xisbullah ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkaasi. Waxay sheegtay inay weerarka uu ku wajahnaa saldhig millatari oo ku yaalla bariga Nahaariya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts