HomeWararDowladda Soomaaliya oo Safiirka Turkiga kala wareegtay doomo loogu talagalay Ciidanka Badda

Dowladda Soomaaliya oo Safiirka Turkiga kala wareegtay doomo loogu talagalay Ciidanka Badda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Munaasabad Kooban oo ka dhacday Dakadda magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen wasiiru Dowlaha Gaandhigiga, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, taliye ku xigeenka CXD, TaliyahaTciimada Badda Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale ayaa 4 doomood oo ah nuuca dheereeya waxaa lagu wareegiyay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya kuwaasi oo loogu tala galay inay qeyb ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad Kooban oo ka dhacday Dakadda magaalada Muqdisho oo ay ka qeyb galeen wasiiru Dowlaha Gaandhigiga, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka, taliye ku xigeenka CXD, TaliyahaTciimada Badda Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale ayaa 4 doomood oo ah nuuca dheereeya waxaa lagu wareegiyay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya kuwaasi oo loogu tala galay inay qeyb ka noqdaan sugitaanka amniga xeebaha dalkeena.

Safiirka Ankara ee Soomaaliya ayaa sheegay in Doomahaan wax badan ka tari doonaan sugitaanka ammaan xeebaha, isagoona xusay in taageerada turkiga ee soo bilaabatay 2011kii ay sii laba jibaarayaan maalinba maalinta ka danbaysa.

- Advertisement -

Wasiir Dowlaha  wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane  Cumar Cali Cabdi oo Dowladda Turkiga kaga Mahadceliyay Doomaha ay ku wareejisay Ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay  in wax badan ka tari doonaan ladagaalanka khawaarijta iyo waxkasta oo halis ku ah amniga badda si looga faaidayso Khayraadka xeebaha Soomaaliya

Sidoo kole waxaa goobta Shahaadoyin lagu guddoon siiyay Ciidan si gaar ah loogu tababaray ilaalada xeebaha kuwaasi oo doomahaan cusub ku howl gali doon

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts