HomeWararMadaxweyne Ruto oo magacaabay ku-xigeenkiisa cusub

Madaxweyne Ruto oo magacaabay ku-xigeenkiisa cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha Prof. Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua. Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua. Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha Prof. Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua.

Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua.

- Advertisement -

Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku soo magacaabo ku-xigeen cusub kadib xil ka qaadistii Gachagua, baarlamankana waa inuu hadda ugu codeeyaa xulashadan 60 maalmood gudahood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts