HomeWararKaaraan oo 40 sano kadib ku guulaysatay Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir

Kaaraan oo 40 sano kadib ku guulaysatay Koobka Degmooyinka Gobalka Banaadir

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Degmada Kaaraan oo ku guuleysatay tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir markii ugu horreysay muddo 40 sano ah, kaddib markii ay guul darro 2-0 ku badisay degmada Gubadley oo sanadkii hore ahayd horyaalka.

Ciyaarta, oo ahayd mid adag oo xiiso leh, ayaa ka dhacday garoonka Engineer Yariiisow iyadoo ay Kaaraan muujisay awood iyo farsamo sareed. Guushan ayaa Kaaraan ku soo gaartay iyadoo aan laga adkaan ciyaar kasta oo ay sanadkan ciyaartay.

- Advertisement -

Labada gool ee guusha Kaaraan ayaa waxaa dhaliyay laacibka Naani, oo ka yimid dowlad deegaanka Soomaali Galbeed. Goolashaan ayaa u sahlay Kaaraan inay gacanta ku dhigto koobka, taas oo wacdaro weyn ku reebtay taageerayaasha.

Macalinka kooxda, Xaamaam, oo ah tababare da’yar oo dadaal badan, ayaa ku guuleystay inuu sameeyo isbedel weyn oo kooxda heerkan gaarsiiyay. Xaamaam ayaa sheegay in guushaan ay tahay mid weyn oo farxad gelisay dhammaan kooxda iyo taageerayaasha degmada, isagoo bogaadiyay ciyaartoyda iyo maamulka.

Waxaa ciyaartan ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo uu ugu horreeyo duqa caasimadda, kuwaas oo bogaadiyay guusha Kaaraan iyo dadaalka tartanka guud ahaan. Tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir sanadkan ayaa ahaa mid si weyn loo hadal hayo, waxaana guusha Kaaraan loo arkaa mid taariikhi ah oo soo afjartay sanado badan oo ay ka maqneyd horyaalka.

Latest stories