HomeWararGuddoomiye Madaale oo ka qayb galay Cayaartii Finalka ahayd ee Kaaraan iyo...

Guddoomiye Madaale oo ka qayb galay Cayaartii Finalka ahayd ee Kaaraan iyo Gubedley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoonsiiyay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad Xulalka Kubadda Cagta Degmada Kaaraan kadib markii ay 2-0 ugu badiyeen dhigooda Degmada Gubadleey. Cayaar aad u xiiso badneed oo galabta ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ayaa […]

- Advertisement -
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoonsiiyay Koobka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad Xulalka Kubadda Cagta Degmada Kaaraan kadib markii ay 2-0 ugu badiyeen dhigooda Degmada Gubadleey.
Cayaar aad u xiiso badneed oo galabta ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ayaa waxaa usoo daawasho tagay kumanaan taageerayaal ah oo xiiseeya cayaaraha, iyo madax kala gedisan oo ay ka mid ahaayeen Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir & Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed.
Duqa Muqdisho ayaa Hambalyo u diray dhamaan Kooxaha ka qeyb galay Tartanka ee Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad, Guddiga Kubadda Cagta Gobolka Banaadir, Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Laamaha Amniga iyo guud ahaan inta ka qeyb qaadatay habsami u socodka Tartanka inta uu soo socday.
Ugu danbeyn Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xusay in la xoojin doonno qabashada Tartamada kala gedisan ee Cayaaraha, maadaama isboortiga uu yahay is-dhex gal bulsho iyo Nabad, sidaana uu ku xeran yahay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad 2024.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts