HomeWararku dhawaad 20 Qof oo ku dhintay dagaal beeleedyo ka dhacay dalka...

ku dhawaad 20 Qof oo ku dhintay dagaal beeleedyo ka dhacay dalka Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo sokeeye oo khasaaro badan dhaliyay, kuwaas oo ka dhacay gudaha dalka Kenya, gaar ahaan deegaanada xadka la leh magaalada Garisa, gobolka Waqooyi Bari. Dagaalladan oo sababay dhimashada dad badan ayaa waxa lagu soo waramayaa in ugu yaraan 18 qof ay ku naf waayeen, kaddib markii laba beelood oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo sokeeye oo khasaaro badan dhaliyay, kuwaas oo ka dhacay gudaha dalka Kenya, gaar ahaan deegaanada xadka la leh magaalada Garisa, gobolka Waqooyi Bari.

Dagaalladan oo sababay dhimashada dad badan ayaa waxa lagu soo waramayaa in ugu yaraan 18 qof ay ku naf waayeen, kaddib markii laba beelood oo isku haysta dhul daaqsin ah ay isku dhaceen degmada Tana River.

- Advertisement -

Ururrada bulshada rayidka ah ee gobolka Waqooyi Bari ayaa si degdeg ah ugu baaqay nabad iyo wada-hadal, iyaga oo ku boorriyay beelaha dagaallamay in ay ka waantoobaan colaadda, kana shaqeeyaan sidii xal waara loo heli lahaa. Sidoo kale, dowladda Kenya ayaa bilowday tallaabooyin lagu dejinayo xaaladda, iyadoo isku dayaysa in ay soo afjarto isku dhacyadan sii kordhaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts