HomeWararCiidamo loo diyaariyay dagaalka ka dhanka ah AS oo lagu soo bandhigay...

Ciidamo loo diyaariyay dagaalka ka dhanka ah AS oo lagu soo bandhigay Gobalka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda oo ku sugan gobolka Hiiraan, gaar ahaan aagga jiinka webiga Shabeelle, ayaa wada howlgallo culus oo looga soo horjeedo  Al-Shabaab. Howlgalkan oo ah mid ballaaran ayaa lagu beegsanayaa deegaannada ku dhow wabiga, iyadoo la doonayo in guud ahaan kooxdaasi looga saaro goobaha ay kaga sugan yihiin Gobolkaasi. Ciidamo deegaanka ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda oo ku sugan gobolka Hiiraan, gaar ahaan aagga jiinka webiga Shabeelle, ayaa wada howlgallo culus oo looga soo horjeedo  Al-Shabaab. Howlgalkan oo ah mid ballaaran ayaa lagu beegsanayaa deegaannada ku dhow wabiga, iyadoo la doonayo in guud ahaan kooxdaasi looga saaro goobaha ay kaga sugan yihiin Gobolkaasi.

Ciidamo deegaanka ah oo si gaar ah u tababaran ayaa ku biiraya dadaallada lagu xoreynayo deegaannada jiinka webiga, waxaana la soo bandhigay tirada iyo diyaar-garowga ciidankan, kuwaas oo qeyb weyn ka qaadanaya howlgallada socda. Mas’uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Macawiisleyda ayaa sheegay in howlgalladu si rasmi ah uga bilowdeen dhowr deegaan oo muhiim ah, kuwaas oo ku teedsan wabiga, iyaga oo ku adkeystay in ay sii wadi doonaan dagaalka illaa inta laga ciribtirayo kooxda Khawaarijta.

- Advertisement -

Howlgalladan waxaa si gaar ah diiradda loogu saarayaa in la hubiyo amniga deegaannada webiga agagaarkiisa, iyadoo la rajeynayo in tallaabooyinkan ay horseedi doonaan nabad waarta oo ka dhalata gobolka Hiiraan, kaasi oo muddo dheer la ildarnaa weerarada  Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts