HomeWararXubin sare oo ka tirsan dagaalamayaasha AS oo isku soo dhiibay Ciidanka...

Xubin sare oo ka tirsan dagaalamayaasha AS oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xubin ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugnaa koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta isku dhiibay saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug, iyo ciidamada deegaanka ee ku hawlan howlgallada ka socda gobolka. Dagaalyahankan, oo magaciisa lagu sheegay Yuusuf Macalin Maxamed, ayaa muddo dheer ka tirsanaa Al-Shabaab, hase yeeshee go’aansaday in uu ka faa’iidaysto fursadda cafiska ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubin ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugnaa koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta isku dhiibay saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug, iyo ciidamada deegaanka ee ku hawlan howlgallada ka socda gobolka. Dagaalyahankan, oo magaciisa lagu sheegay Yuusuf Macalin Maxamed, ayaa muddo dheer ka tirsanaa Al-Shabaab, hase yeeshee go’aansaday in uu ka faa’iidaysto fursadda cafiska ee ay dowladdu bixiso.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa hadda wada howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo ka hawlgala deegaannada hoos yimaada Camaara, Bacaadweyn, iyo Qaycad ee koonfurta Mudug.

- Advertisement -

Saraakiisha horkacaysa howlgalka ayaa xaqiijiyey in ay sii wadi doonaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta, iyagoo ku adkeystay in ay jiraan dagaalyahanno kale oo isdhiibaya maalmaha soo socda, maadaama ay cadaadis xooggan kala kulmayaan ciidamada.

Mas’uuliyiintu waxay ku boorriyeen dagaalyahannada weli ku harsan kooxda inay ka faa’iidaystaan fursadda, oo ay isu soo dhiibaan ciidamada, si loo badbaadiyo noloshooda iyo tan bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts