HomeWararSoomaaliya oo mar kale Itoobiya ku eedaysay hubkii sharci darrada dalka kusoo...

Soomaaliya oo mar kale Itoobiya ku eedaysay hubkii sharci darrada dalka kusoo galay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cismaan Baalle, ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya. Isagoo warbixin siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayuu arrintan ku tilmaamay mid si gaar ah looga naxo, maadaama Itoobiya ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Cismaan Baalle, ayaa walaac xooggan ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee dhawaan laga keenay dalka Itoobiya. Isagoo warbixin siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayuu arrintan ku tilmaamay mid si gaar ah looga naxo, maadaama Itoobiya ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Danjire Baalle wuxuu shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay bilowday baaritaan la xiriira arrintan, waxaana la filayaa in natiijada baaritaankan la soo bandhigi doono marka ay diyaar noqoto. Wuxuu sidoo kale ugu baaqay wadamada dariska la ah Soomaaliya inay u hoggaansamaan cunaqabateynta lagu soo rogay kooxda Al-Shabaab, isagoo ku booriyay inay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya si looga hortago in hubka sharci darrada ah uu gacanta u galo Al-Shabaab iyo qabaa’ilada.

- Advertisement -

Danjiraha ayaa carrabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay ka go’an tahay ilaalinta xiriirka nabadeed ee dalalka deriska la ah, wuxuuna sheegay in dowladda Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amniga dalka marka la soo gabagabeeyo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts