HomeWararTirada dhimashada Gaza ayaa kor u dhaaftay 40kun oo qof

Tirada dhimashada Gaza ayaa kor u dhaaftay 40kun oo qof

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dagaalka ka socda Gaza wuxuu sababay dhimashada in ka badan 40,000 oo qof, taas oo ka dhigtay mid ka mid ah masiibooyinka ugu xun ee ka dhacay gobolka. Wararka ugu dambeeyay waxay muujinayaan in tirada dhimashada ay sii kordhayso iyadoo dagaalku sii socdo. Waxaa ka mid ah dadka dhintay 16,000 oo caruur ah,iyagoo ay isu […]

- Advertisement -

Dagaalka ka socda Gaza wuxuu sababay dhimashada in ka badan 40,000 oo qof, taas oo ka dhigtay mid ka mid ah masiibooyinka ugu xun ee ka dhacay gobolka. Wararka ugu dambeeyay waxay muujinayaan in tirada dhimashada ay sii kordhayso iyadoo dagaalku sii socdo. Waxaa ka mid ah dadka dhintay 16,000 oo caruur ah,iyagoo ay isu bahaysteen dhamaan Reer Galbeedka.

hada waxaa soconaaya dedaalo ay gar-wadeen ka tahay dowlada Qadar oo la doonaayo in xal waara lagu gaarayo.Dowlado badan iyo ururo caalami ah ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka isla markaana la helo xabbad-joojin degdeg ah si loo badbaadiyo nolosha dadka rayidka ah ee ku jira xaaladda adag. Si kastaba ha ahaatee, xaaladda ayaa weli kacsan iyadoo labada dhinac ay isku eedeynayaan hurinta dagaalka.

- Advertisement -

Dadaalada lagu doonayo in lagu helo xal waara ayaa wali socdo, iyadoo ururo badan ay isku dayayaan in ay dhexdhexaadiyaan labada dhinac si loo gaaro heshiis siyaasadeed oo nabadeed oo xasillooni ku soo dabaala gobolka.Xaalku waa mid aad u adag Al Jazeera ayaa baahisay tirada guud ee dhimashada,Yahuuda iyo xulafadooduna wali waxa ay ku hanjabaaan in ay dhulka la simayaan Qasa.

Latest stories