HomeWararMadaxda Dowlada Soomaaliya oo yeeshay kulan loogu gurmanaayo dadkii ku dhaawacmay qaraxii...

Madaxda Dowlada Soomaaliya oo yeeshay kulan loogu gurmanaayo dadkii ku dhaawacmay qaraxii Xeebta Liido.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta Guddoomiyay shir yeesheen guddiga gurmad qaran, kaas oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka. kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xirsi Gaani , Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle,iyo qeybaha kala duwan ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta Guddoomiyay shir yeesheen guddiga gurmad qaran, kaas oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka.

kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji, Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xirsi Gaani , Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Maxamuud Macallin Cabdulle,iyo qeybaha kala duwan ee bulshada .

- Advertisement -

Shirkaan ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa qasaaraha guud ee ka dhacay,Xeebta Liido, si guud dadka ay dhaawacyada soo gaareen  ee ku kala jira isbitaallada kala duwan ee caasimada, waxyaabaha kale ee kulankaan looga hadlay waxaa kamid ah in dhaawacyada kuwooda daran dalka dibaddiisa loo qaado iyo in loo bandhigo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada  si ay u caawin lahaayeen ehelada dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca ah ee isbitaalada yaalla.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts