HomeWarar80 Wadan oo baaq Cusub kasoo saaray Colaadda dalka Ukraine

80 Wadan oo baaq Cusub kasoo saaray Colaadda dalka Ukraine

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ku dhawaad 80 wadan oo ka mid ah ilaa 100 waddan oo labadi maalin ee lasoo dhaafay shir caalami ah uu uga socday dalka Switzerland ayaa Axaddii shalay ku baaqay in “Midnimada dhuleed” ee Ukraine ay saldhig u noqoto heshiis kasta oo nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka laba sano jirsaday ee uu Ruushka ka […]

- Advertisement -

Ku dhawaad 80 wadan oo ka mid ah ilaa 100 waddan oo labadi maalin ee lasoo dhaafay shir caalami ah uu uga socday dalka Switzerland ayaa Axaddii shalay ku baaqay in “Midnimada dhuleed” ee Ukraine ay saldhig u noqoto heshiis kasta oo nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka laba sano jirsaday ee uu Ruushka ka wado Ukraine.

Hase yeeshee shirkan oo ay ka qeybgaleen ilaa iyo 100 waddan oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa ku guuldareystay in qaar ka mid ah waddamadi muhiimka ahaa ee ka qeybgalay ay saxiixaan cayaanki ugu danbeeyay ee kasoo baxay shirka.

- Advertisement -

War-murtiyeedka ayaa lagu soo koobay mirihi kasoo baxay shirka labada maalin socday, kaas oo aanan lagu casuumin Ruushka, balse qaar badan oo ka mid ah hogaamiyaashi ka qeybgalay ayaa rajo ka muujiyay in suurtagalnimada in Ruushka uu ka qeybgalo geeddi socodka nabadda ee mustaqbalka labada dhinac.

Dalalki ka qeybgalay isla markaana saxiixay war-murtiyeedka shirka ayaa waxaa ka mid ahaa, Mareykanka, Faransiiska, Jarmalka, Britain, Japan, Polan, Turkey, Somalia, Kenya, Argentina iyo Ecuador.

Latest stories