HomeWararMadaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hanbalyeey Farxada Ciidda

Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hanbalyeey Farxada Ciidda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynihii sagaalaad ee Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shacbiga Soomaaliyeed,usoo direy hanbalyadda ciidda,isagoo farxadda la qaybsaday guud ahaan bulshadda kala duwan ee Soomaaliyeeed “Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban,Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii sagaalaad ee Jamuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa shacbiga Soomaaliyeed,usoo direy hanbalyadda ciidda,isagoo farxadda la qaybsaday guud ahaan bulshadda kala duwan ee Soomaaliyeeed

“Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo oo ah mid ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban,Maalmahan barakaysan ee Ciidda Carrafo waa maalmo ku suntan khayrka iyo cibaadada, iyadoo dadka Muslimiinta ah ay ku howlan yihiin gudashada waajibaadka xajka iyo soon”

- Advertisement -

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa shacbiga Soomaaliyeed usoo jeediyey dar-daarankan

“Sidaas darteed, waxaan ku boorrinayaa dadka Soomaaliyeed in ku dadaalaan bixinta sadaqada iyo kaalmaynta dadka danyarta ah oo iyaduba ka mid ah acmaasha ugu wanaagsan ee Rabbi loogu dhowaado,Si gaar ah, waxaan uga codsanayaa xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan gudanaya rukniga xajka in ay u soo duceeyaan dalka iyo dadka ,Alle waxaan ka baryayaa in ciiddan teeda inagu gaarsiiyo barwaaqo, horumar iyo caafimaad”

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts