HomeWararCiidanka Xoogga oo burburiyey xarumo ay leeyihiin Al Shabaab

Ciidanka Xoogga oo burburiyey xarumo ay leeyihiin Al Shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamadda Xooga dalka ayaa shaaca ka qaadey in ay cagta mariyeen xarumo ay la haayeen dagaalamayaasha Al Shabaab,hawlgalkan ayaa ka dhacay Baay, Bakool iyo Gedo,waxana uu hawlgalkan ahaa waddo furis lagu sameynaayey jidadka xiriiriya deeganadaas.   Ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal waddo […]

- Advertisement -

Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamadda Xooga dalka ayaa shaaca ka qaadey in ay cagta mariyeen xarumo ay la haayeen dagaalamayaasha Al Shabaab,hawlgalkan ayaa ka dhacay Baay, Bakool iyo Gedo,waxana uu hawlgalkan ahaa waddo furis lagu sameynaayey jidadka xiriiriya deeganadaas.

 

- Advertisement -

Ciidamada dowladda iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal waddo furis ah ka sameeyay wadooyinka xiriiriya gobolada Baay, Bakool iyo Gedo, halkaas oo ay ku sugan yihiin xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab

 

Sidoo kale waxa ay intaasi kusii dareen inay sii wadi doonaan dhaq-dhaqaaqyada, Deegaanada Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelyihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, waxaana haatan ku wajahan wajiga labaad ee howlgallada ka socda dalka.

- Advertisement -

 

Latest stories