HomeWararDegmadda Caabudwaaq oo laga sooman yahay maanta iyo sababta?

Degmadda Caabudwaaq oo laga sooman yahay maanta iyo sababta?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guud ahaan waxaa maanta si weyn looga ciidey gayiga Somaaliyeed,shacabkuna waxa ay u dabaal dagayaan maalintan weyn ee Carafo ,balse taas badalkeeda maanta waxaana laga ciidin magaaladda Caabud-Waaq ee gobolka Galgaduud. Culimadda Masaajidka weyn ee degmadda Caabudwaaq ayaa shaaca ka qaadey,in ay maanmta soontay islka markaasna bisha ay sagaal u tahay maalinta ciidan ay Isniinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guud ahaan waxaa maanta si weyn looga ciidey gayiga Somaaliyeed,shacabkuna waxa ay u dabaal dagayaan maalintan weyn ee Carafo ,balse taas badalkeeda maanta waxaana laga ciidin magaaladda Caabud-Waaq ee gobolka Galgaduud.

Culimadda Masaajidka weyn ee degmadda Caabudwaaq ayaa shaaca ka qaadey,in ay maanmta soontay islka markaasna bisha ay sagaal u tahay maalinta ciidan ay Isniinta tahay.

- Advertisement -

“dowladda sucuudiga oo iclaamisay in axadda ay ciid tahay waan ku ixtiraamaynaa aragtideeda waayo waa dowlad Muslim ah oo ay u fatwoodeen culimadeedu ama ay arkeenba iyagu inaguna kalamadaalic ayaanaha oo kuma raaci karno iyaga” ayaa lagu yidhi qoraal lagu baahiyey barta Facebook ee masaajidka weyn ee degmada Caabudwaaq.

Hadal hayn weyn oo dhanka baraha bulshada ah ayaana ka dhalatey,Marar badan oo kale ayey dhacdey in degmadan khilaafto bulshadda kale ee soonmaaliyeed iyo guud ahaan caradda kale ee islaamka,Caabudwaaq in kastoo ay dadka qaar ciidayaan oo ayna bulshadda oo dhan ku koobneyn hadana arintan waxa ay gaar u tahay wadaaddo mayal adag oo ku nool degmadaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts