HomeWararFaah faahin: Shil gaari oo Maanta ka dhacay degaan ka tirsan Nugaal

Faah faahin: Shil gaari oo Maanta ka dhacay degaan ka tirsan Nugaal

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka heleyno degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi uu barqanimadii Maanta uu ka dhacay shil gaari, kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah uu rogmaday. Gaariga xamuulka oo kasoo baxay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ku socday Magaalada Garoowe, isla markaana inta uu ku socdaalayay waada gaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi uu barqanimadii Maanta uu ka dhacay shil gaari, kadib markii gaari nooca xamuulka qaada ah uu rogmaday.

Gaariga xamuulka oo kasoo baxay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ku socday Magaalada Garoowe, isla markaana inta uu ku socdaalayay waada gaar ahaan degmada Dangorayo ayuu mar qora ka baxay wadada, uuna sidaasi ku rogmaday.

- Advertisement -

Sawirro laga soo qaaday goobta uu shilka ka dhacay ayaa muujinaya in gaariga xamuulka ah uu siday raashin farabadan,  burburka gaariga iyo hantida marka laga yimaado ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah.

Shilkaan ayaa ku soo beegmaya kadib markii xalay Roobab daadad wata ay ka da’een Gobalada Puntland, gaar ahaan Gobalka Nugaal, isla markaana waddooyinka qaarkood uu gaaray burbur iyo kala go’ jidadka ay maraan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts