HomeWararIsraa’iil oo duqeysan Saxafiyiin iyo dad shacab ah

Israa’iil oo duqeysan Saxafiyiin iyo dad shacab ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Todobo saxafi ayaa ku dhaawacantay duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay barxadda cisbitaal ku yaalla bartamaha Gaza. Afar xubnood oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad (IJ) ayaa lagu dilay weerarka oo ka dhacay afaafka hore ee isbitaalka al-Aqsa, sida ay BBC-du fahantay. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeeyeen xarunta taliska IJ ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Todobo saxafi ayaa ku dhaawacantay duqeyn cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay barxadda cisbitaal ku yaalla bartamaha Gaza.

Afar xubnood oo ka tirsan kooxda Islamic Jihad (IJ) ayaa lagu dilay weerarka oo ka dhacay afaafka hore ee isbitaalka al-Aqsa, sida ay BBC-du fahantay.

- Advertisement -

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeeyeen xarunta taliska IJ ee barxadda isbitaalka ee Deir al-Balah. Xamaas iyo shaqaalaha caafimaadka ayaa beeniyay eedeymaha Israel ee ah in mintidiintu ay isbitaallada u adeegsadaan saldhigyo.

Islamic Jihad, oo ah xulafada Xamaas, ayaan ka hadlin.

Saxafiyiintan ayaa ka mid ahaa boqolaal gabbaad ka dhigtay goobo cooshado ka sameysan oo ku yaala afaafka hore ee isbitaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts