HomeWararMaxkamadda Gobolka Banaadir oo  Maanta ku dhawaaqi doonta Xukunka Sayid Cali

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo  Maanta ku dhawaaqi doonta Xukunka Sayid Cali

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta laga filayaa inay ku dhawaaqdo go’aankeeda ku aaddan Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedaysan inuu gubay Xaaskiisa oo Xaamilo ah, oo ilaa iyo hadda aan la aasin. Maxkamadda oo horay u yelatay labo fadhi oo ku aaddan dhageysiga dacwadda eedaysanaha ayaa mar kale ku celisay inay dhageysanayso, go’aanna ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta laga filayaa inay ku dhawaaqdo go’aankeeda ku aaddan Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedaysan inuu gubay Xaaskiisa oo Xaamilo ah, oo ilaa iyo hadda aan la aasin.

Maxkamadda oo horay u yelatay labo fadhi oo ku aaddan dhageysiga dacwadda eedaysanaha ayaa mar kale ku celisay inay dhageysanayso, go’aanna ay soo saarayso.

- Advertisement -

Waxaana warqad dhawaan kasoo baxday Maxkamdda Gobolka Banaadirnlagu sheegay in maanta oo arbaca ah Tariikhduna ku began tahay 6-3-2024 ay shaacin doonto go’aankeeda Rasmiga ah.

Qoraalka Maxkamdda ayaa lagu yiri “Maxkamadda iyada oo gudaneyso waajibaadka saaran ee ku xusan qodobada 75, 89 XHCS, waxa ay muddaysay Gal-dacwadeedka ciqaabta ah ee summaddiisu tahay MGB/DCL/147/2024 maalinta arbacada ah ee taariikhud tahay 06/02/2024, saacadduna ay tahay 12:00 duhurnimo”

Go’aanka Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ah mid si weyn dhegta loogu tagayo oo la wada sugayo, waxaana madasha imaan doona Qareenada difaacaya eedaysanaha iyo Ehelada labada dhinac.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts