HomeWararHowgal Qorsheysan oo lagula wareegay degaano ay ku sugnaayeen AS

Howgal Qorsheysan oo lagula wareegay degaano ay ku sugnaayeen AS

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay  howlgal ka fuliyeen deegaanno  dhowr ah oo dagaalamaayasha Al Shabaab ku sugnaayeen, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Howgalkaasi. Howgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa si gaar a u fuliyay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay  howlgal ka fuliyeen deegaanno  dhowr ah oo dagaalamaayasha Al Shabaab ku sugnaayeen, waxaana soo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan Howgalkaasi.

Howgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa si gaar a u fuliyay Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad, waxaana ay ka fuliyeen tuulooyin la sheegay in ay ku sugnaayeen Al Shabaab.

- Advertisement -

Howlgalkan ayaa ciidamada si gaar ah uga sameeyeen tuulooyin ay kamid yihiin  Farag, Wargoloole, Hooyaley, Abagbeeday, iyo dudumaale oo oo katirsan gobolka Bakool, waxaana tuulooyinkaasi la sheegay in ay joogeen xubno katirsan Al Shabaab.

Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed G/le Yuunis Aadan Xasan oo hoggaaminayay howlgalkan ayaa sheegay in ciidamadu la wareegeen dergaannadii howgalka laga fuliyay.

Waxaa intaas uu ku daray Abaanduulaha Guutada 9-aad qabta 60-aad ee ciidanka xoogga in ciidamada sii wadayaan howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab ee ku sugan deegaanno iyo tuulooyin katirsan gobolka Bakool.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts