HomeWararCiidanka Danab oo Sheegay inay qabteen Xubno sar-sare oo ka tirsan AS

Ciidanka Danab oo Sheegay inay qabteen Xubno sar-sare oo ka tirsan AS

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya daraawiishta Jubbaland ayaa aalintii sedexaad howgallo qorsheysan waxaa ay ka wadaan qaybo ka mid ah gobolka jubbada hoose. Ciidanka kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ka siw adajir ah u fuliyay, waxaana uu dhacay tuulooyinka Muuse-xaaji, Malaaylay, Turdho, Baxar-saafka, iyo degaano kale. Intii uu howgalku socday ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya daraawiishta Jubbaland ayaa aalintii sedexaad howgallo qorsheysan waxaa ay ka wadaan qaybo ka mid ah gobolka jubbada hoose.

Ciidanka kumaandooska Danab iyo daraawiishta Jubbaland ayaa howlgal ka siw adajir ah u fuliyay, waxaana uu dhacay tuulooyinka Muuse-xaaji, Malaaylay, Turdho, Baxar-saafka, iyo degaano kale.

- Advertisement -

Intii uu howgalku socday ayaa waxaa Ciidanku ay la kulmeen dagaallo kaga yimid Dagaalamaayasha AL-Shabaab, waxaana Saraakiisha Howgalkaasi ay sheegeen inay dagaaladiid hacay ku dileen xubno ka tirsan AL-Shabaab, halka qaar kale nolosha ku qabteen, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Sidoo kale Saraakiisha Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa intaas ku daray in xubnaha ay howgalkaasi ay ku dileen ay ka koobnaayeen Soomaali iyo ajaanim, kuwaasi oo qaarkood ay qabteen ayna shaaciyeen magacyadooda iyo sawiradooda.

Xubnaha la sheegay in la dilay waxaa ka mid ah Jaabir oo dhalashadiisu tahay Kenya, Saadiq iyo dagaalame qaraxyada uqaabilsanaa oo lagu magacaabo Cabdiqani, sidaasi waxaa sheegay saraakiisha howgalkaasi fuliyay.

- Advertisement -

.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts