HomeWararIran oo xukun dil ah ku fulisay Nin loo malaynayo inuu waalnaa

Iran oo xukun dil ah ku fulisay Nin loo malaynayo inuu waalnaa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Iran ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lala xiriirinayo mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo hay’adda culimada, sida uu sheegay garsoorka dalkaas. Mohammad Ghobadlou, oo 23 jir ah, ayaa lagu helay dambi ah dil iyo “Fasahaadinta dhulka” ka dib markii lagu eedeeyay in uu gaadhi jiirsiiyay nin booliis uuna dilay intii lagu jiray mudaaharaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iran ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lala xiriirinayo mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo hay’adda culimada, sida uu sheegay garsoorka dalkaas.

Mohammad Ghobadlou, oo 23 jir ah, ayaa lagu helay dambi ah dil iyo “Fasahaadinta dhulka” ka dib markii lagu eedeeyay in uu gaadhi jiirsiiyay nin booliis uuna dilay intii lagu jiray mudaaharaad ka dhacayey meel u dhow magaalada Tehran Sebtembar 2022.

- Advertisement -

Kooxaha xuquuqda ayaa sheegay in uu la kulmay maxkamad aan cadaalad ahayn oo ay hareeyeen eedeymo jir dil ah.

Rafcaanno lagu eegayey xaaladdiisa caafimaadka dhimirka ayaa sidoo kale la diiday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts