HomeWararMadaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo qaabilay Xildhibaan ka tirsan Wakiillada Gobolka Minnesota

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo qaabilay Xildhibaan ka tirsan Wakiillada Gobolka Minnesota

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubaland Maxmuud Sayid Aadan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa Xildhibaanada warbixin ka siiyay xaalada guud ee Jubaland iyo hormarada la taaban karo ee laga gaaray dhinacyada kala duwan. […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubaland Maxmuud Sayid Aadan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha ayaa Xildhibaanada warbixin ka siiyay xaalada guud ee Jubaland iyo hormarada la taaban karo ee laga gaaray dhinacyada kala duwan.

- Advertisement -

Waxaa kale oo ku simaha Madaxweynahu uu uga mahad celiyay doorka wanaagsan ee qurbajoogta Soomaaliyeed ay ku leeyahiin hormarka iyo dib u dhiska dalka oo kaalin weyn ay ka qaateen qurbajoogta wakhtiyadii adkaa ee uu dalkeennu soo maray.

Latest stories