HomeWararGolaha Shacabka oo yeelanaya kulan Xasaasi ah iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kasoo...

Golaha Shacabka oo yeelanaya kulan Xasaasi ah iyo Xildhibaanada mucaaradka oo kasoo hor-jeeda Ajendaha

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulan adag oo si gaar ah isha loogu hayo waxyaabaha kasoo bixi doona. Mudaneyaasha Labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u balansan kulan kaan oo ah mid xasaaaasi ah, waxaana looga doodayaa qodob dhawaanahaan taagnaa hadalheyntisu. Doodda ugu adag ee Maanta yeelan doonaan Xildhibaanadu […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulan adag oo si gaar ah isha loogu hayo waxyaabaha kasoo bixi doona.

Mudaneyaasha Labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa u balansan kulan kaan oo ah mid xasaaaasi ah, waxaana looga doodayaa qodob dhawaanahaan taagnaa hadalheyntisu.

- Advertisement -

Doodda ugu adag ee Maanta yeelan doonaan Xildhibaanadu ayaa ah “wax ka badalka Dastuurka” taasi oo loo arko mid xiisad siyaasadeed dhalin karta.

Qodobka ayaa ah qorshe baabi’inaya xilka Ra’iisul Wasaaraha soona kordhin aya madaxwayne ku xigeen, waxaana taas Mucaaradku u arkaan mid qorshaheeda ay wadato Villa Soomaaliya.

Dhawaanahaan waxaa taagneyd hadal haynta qodobkaan, waxaana si weyn kaga hor-yimid Madax hore, siyaasiyiin iyo Xildhibaano.

- Advertisement -

Dhinacyada kasoo horjeeda qorshaha wax looga bedalayo Dastuurka ayaa ku doodaya inuu ka hor-imaanayo nidaamka federaalka uuna soo celinayo fekerka kaligii-talisnimada.

 

 

Latest stories