HomeWararDEG DEG: Xildhibaanada Labada Gole oo meel mariyey Habraaca Wax ka badalka...

DEG DEG: Xildhibaanada Labada Gole oo meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Labada Gole ee Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, waxaana Ogolaaday habraaca 180 Xildhibaan halka ay diideen 30 mudane  sida uu ku dhawaaqay guddoonka golaha. Mudaneyaasha Labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan kaan oo ahaa mid xasaaaasi ah, ugu dambeyna waa la […]

- Advertisement -

Labada Gole ee Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka, waxaana Ogolaaday habraaca 180 Xildhibaan halka ay diideen 30 mudane  sida uu ku dhawaaqay guddoonka golaha.

Mudaneyaasha Labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan kaan oo ahaa mid xasaaaasi ah, ugu dambeyna waa la meelmariyay wax ka bedelka Dastuurka dalka.

- Advertisement -

Qodobkaan wax ka bedelka Dastuurka dalka ayaa la sheegay inuu yahay qorshe baabi’inaya xilka Ra’iisul Wasaaraha soona kordhinaya madaxwayne ku xigeen, waxaana taas Mucaaradku u arkaan mid qorshaheeda ay wadato Villa Soomaaliya.

 

Latest stories