HomeWararCiidamo Gadoodsan oo Xirtay Qaybo ka mid ah Magaalada Gaalkacyo

Ciidamo Gadoodsan oo Xirtay Qaybo ka mid ah Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay ku warramayaan in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen mid ka mdi ah Kontoroolada Magaaladaasi. Wararka aynu helayno ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan oo mushahar la’aan ka cabanaya ay gabi ahaanba joojiyeen isku socodkii kaantarool woqooyi ee magaaladaGalkacyo. Ciidanka ayaa Gaadiid dagaal soo dhoobay […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay ku warramayaan in Ciidamo gadoodsan ay la wareegeen mid ka mdi ah Kontoroolada Magaaladaasi.

Wararka aynu helayno ayaa sheegaya in Ciidamo gadoodsan oo mushahar la’aan ka cabanaya ay gabi ahaanba joojiyeen isku socodkii kaantarool woqooyi ee magaaladaGalkacyo.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa Gaadiid dagaal soo dhoobay Koontrolka, waxaana lasoo sheegayaa inaysan gaadiidka dadweynaha aysan ka gudbi Karin, sidoo kalena aysan ka bixi Karin.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidankaasi ayaa sheegay in sababta ugu weyn ee ay u xireen Koontroolka Waqooyi ee Magaalada ay tahay Mushaar la’aan, iyagoo sheegay in muddo ah inaysan qaadan xuquuqaadkii ay lahaayeen, taasi oo keentay in ay gadoodaan oo ay waddada xiraan.

Wararkii ugu dambeeyay waxaa ay tilmaamayaan inay socdaan isku dayo lagu qancinayo Ciidanka, si isku socodka guud uu dib ugu soo laabto.

Latest stories