HomeWararDuqeymaha Yuhuuddu ka waddo Qaza oo Maalinkii Boqolaad Galay

Duqeymaha Yuhuuddu ka waddo Qaza oo Maalinkii Boqolaad Galay

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dagaalka Qasa oo bilowday toddobadii bishii Oktoobar ee sanadkii tagay ayaa hadda socda boqol maalmood, iyadoo ay guuladaratsteen dhamaan dadaalladii lagu doonayay in xabad joojin rasmi ah looga hirgaliyo Qasa. Kumanaan qof ayaa dhintay dhaawacna warkiiba ha sheegin oo isbitaalladii lagu daweynayay ayaa xitaa loo gaystay burbur baahsan iyo mararka qaar weerarro xaaladda sii cakiray. […]

- Advertisement -

Dagaalka Qasa oo bilowday toddobadii bishii Oktoobar ee sanadkii tagay ayaa hadda socda boqol maalmood, iyadoo ay guuladaratsteen dhamaan dadaalladii lagu doonayay in xabad joojin rasmi ah looga hirgaliyo Qasa.

Kumanaan qof ayaa dhintay dhaawacna warkiiba ha sheegin oo isbitaalladii lagu daweynayay ayaa xitaa loo gaystay burbur baahsan iyo mararka qaar weerarro xaaladda sii cakiray.

- Advertisement -

Inkastoo xaalad adag ay hadda ka jirto Qasa, haddana ilaa iyo iminka ma muuqdaan tillaabooyin socda oo xal looga gaarayo colaadda iyo dhibaatada maalinba maalinta ka dambeysa ka sii daraysa oo dadka ku waxyeelloobayana ay ugu badan yihiin dadka rayidka ah ee ree Falastiin.

Latest stories