HomeWararMareykanka oo kordhiyay Duqeymaha uu ku wado Xuutiyiinta Yemen

Mareykanka oo kordhiyay Duqeymaha uu ku wado Xuutiyiinta Yemen

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Taliska dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay in duqaymaha lagu fuliyay xarumaha raadaarada ee Xuutiyiinta uusan ahayn bartilmaameed cusub, waxay ku tilmaameen duqaymahaan kuwa daba socday weeraradii hore. Kol sii horeysay ayaa madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, wuxuu ka digay hadii Xuutiyiintu ay sii wadaan wuxuu ugu yeeray “Dhaqan caro abuuraya”, in ay ku qasbanaan doonaan in […]

- Advertisement -

Taliska dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay in duqaymaha lagu fuliyay xarumaha raadaarada ee Xuutiyiinta uusan ahayn bartilmaameed cusub, waxay ku tilmaameen duqaymahaan kuwa daba socday weeraradii hore.

Kol sii horeysay ayaa madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, wuxuu ka digay hadii Xuutiyiintu ay sii wadaan wuxuu ugu yeeray “Dhaqan caro abuuraya”, in ay ku qasbanaan doonaan in ay jawaab bixin doonaan.

- Advertisement -

Madaxweyne Biden ayaa ku tilmaamay weeraradaan kuwa guul ku soo idlaaday.

Latest stories