HomeWararMarkab Xamuul ah oo laga qafaashay meel ku dhow xeebaha Badda Soomaaliya

Markab Xamuul ah oo laga qafaashay meel ku dhow xeebaha Badda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirkada UK ugu qaabilsan Ammaanka Baddaha ee (British maritime security firm Ambrey) ayaa sheegtay in Markab Xamuul shalay oo Khamiis ah lagu qafaashay meel 458 nautical miles dhanka K/Bari kaga toosan Xeebta Degmadda Eyl ee Bariga Somalia. Ilaa 6 qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay qafaasheen Markabkaasi oo Calanka dalka Liberia ka dul-babanayo (Liberia-flagged […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkada UK ugu qaabilsan Ammaanka Baddaha ee (British maritime security firm Ambrey) ayaa sheegtay in Markab Xamuul shalay oo Khamiis ah lagu qafaashay meel 458 nautical miles dhanka K/Bari kaga toosan Xeebta Degmadda Eyl ee Bariga Somalia.

Ilaa 6 qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay qafaasheen Markabkaasi oo Calanka dalka Liberia ka dul-babanayo (Liberia-flagged bulk carrier).

- Advertisement -

Hadalka ka soo baxay Shirkadda UK ugu qaabilsan Ammaanka Baddaha ee AMBREY ayaa lagu xusay in Markabka la qafaaahay uu ku wajahnaa Dekedda Khalifa Bin Salman ee dalka Baxrayn.

Afduubashada Markabkan ayaa kusoo beegmay, iyadoo horey kooxaha burcad badeedu ay u afduubteen Markab iyo dhowr doonyood oo kalluumaysi, kuwaas oo lagu haysto meelo katirsan biyaha Soomaaliya.

Burcad badeedda ayaa dalbatay malaayiin dollar oo madax furasho ah, iyadoo haatan lagusoo waramayo inuu wadahadal u socdo burcad badeeda iyo mulkilayaasha mid kamid ah maraakiibta lagu haysto xeebaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts