HomeWararShuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la shaaciyay

Shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddiga Doorasha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ee uu Maanta magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka ayaa soo saaray shuruudaha doorashada Madaxtooyada Puntland. Shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne k- xigeenka ee la shaaciyay waxa kamid ah in Musharraxa da’diisa aysan ka yarayn 40 sano iyo in aanu Xukun Maxkamadeed ku dhicin shantii sano ee u […]

- Advertisement -

Guddiga Doorasha Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ee uu Maanta magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka ayaa soo saaray shuruudaha doorashada Madaxtooyada Puntland.

Shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne k- xigeenka ee la shaaciyay waxa kamid ah in Musharraxa da’diisa aysan ka yarayn 40 sano iyo in aanu Xukun Maxkamadeed ku dhicin shantii sano ee u danbaysay.

- Advertisement -

Guddiga ayaa Musharaxiinta ku wargeliyay inay Maanta oo jimco ah bilaabaneyso is-diiwaan gelinta, isla markaana ay ku egtahay maalinta  berri oo sabti ah, Musharax kastana looga baahan yahay inuu bixiyo lacag dhan 30 kun oo Dollar.

Doorashada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland iyo ku-xigeenkiisa ayaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka dhaceysa maalinta Isniinta soo socota oo ay taariikhda ku beegan tahay 5 bishaan Janaayo 2023.

 

- Advertisement -

Latest stories