HomeWararTartanka Maamul Goboleedyada & G/Banaadir oo Maanta ka furmaya Muqdisho

Tartanka Maamul Goboleedyada & G/Banaadir oo Maanta ka furmaya Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa maanta oo jimco ah si rasmi ah Garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho uga furmay tartanka xiisaha badan ee kubada cagta ee dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Tartanka ayaa waxaa sanadkaan ka qeyb galaya maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug iyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka maqan Maamulka Puntland iyo Maamulka […]

- Advertisement -

Waxaa maanta oo jimco ah si rasmi ah Garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho uga furmay tartanka xiisaha badan ee kubada cagta ee dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Tartanka ayaa waxaa sanadkaan ka qeyb galaya maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug iyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka maqan Maamulka Puntland iyo Maamulka SSC-Khaatumo oo laga reebay.

- Advertisement -

Kulan ciyaareedka koowaad ee tartanka ayaa waxaa galabta ku ballansan kooxaha maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, kulanka ayaa la baasan doonaa saacada markii ay tahay 03:30-PM galabta.

Munaasabadda furitaanka tartanka kubada cagta ee dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka, kuwa maamulada iyo kumanaan dadweyne ah oo usoo daawasha tagaya ciyaaraha ka dhacaya Garoonka Stadium Muqdisho.

Amniga guud ee waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa garoon kubadda cagta ee Stadium Muqdisho ayaa maanta si weyn loo adkeeyay, waxaana wadooyinka lagu arkaya ciidamo fara badan.

Latest stories